Glossary for Somali Examination
|
ENGLISH |
SOMALI |
| ABSTRACT | Fikir Kaab |
| ACCESSORY (as assistant in a crime) | Dambi Kalkaaliye |
| ACCOMPLICE | Dambi Gacansiiye |
| ACCUSATION (as a formal written charge) | Ashtakeyn; Dacweyn;Eedeyn |
| ACCUSE | Ashtakee; Dacwee; Eedee |
| ACQUIT | Daa; Siidaa |
| ACQUITTAL | Dayn; Siideyn |
| ADJOURN | Hakin, Joojin gaaban |
| ADJUDICATE | Xukun |
| ADMISSIBLE | La ogolaan karo |
| ADMISSION | Qirasho, Ogolaasho |
| ADMONITION | U digid; ka waanin |
| ADOPTION | Aqbalaad(1), Korsasho sharci ah
|
| ADVISEMENT OF RIGHTS | Ka wargelin xuquuqaha |
| AFFIDAVIT | Dhaar la qoray; Qooraal Dhaar ah |
| AFFIDAVIT OF PREJUDICE | Dhaar qoran oo dhinac la jirta |
| AGREEMENT | Heshiis |
| AID AND ABET | Ku kalkaali oo ku dhiirgeli |
| ALIBI | Cudurdaar maqnaasho |
| ALIMONY | Masruufka furiinka ka bacdi |
| ALLEGATION | Eedayn; Dembi saarid |
| ALLEGE | Eeday |
| ALTERNATES (JURORS) | Xubinsugiyaal garsoore dadweyne |
| AMEND | Bedel |
| AMENDMENT | Bedelaad |
| ANSWER | Jawaab Dacwadeed |
| APPEAL (noun) | Rafcaan |
| APPEAL (verb) | Qaado Rafcaan |
| APPEARANCE | Hor Imaad Maxkamad |
| ARBITRATION | Dhexdhexaadin; Heshiisiin |
| ARGUMENT | Dood maxkamadeed |
| ARRAIGNMENT | Ku oogis dambi; Hor keenid maxkamadda |
| ARRAIGN | Ku oog dambi |
| ARREST | Qabasho |
| ARSON | Dambiga gubista guryaha |
| ASSAULT | Gacan ka hadal |
| ASSAULT, AGGRAVATED | Gacan ka hadal culus |
| ASSAULT WITH A DEADLY:
(WEAPON) |
Gacan ka hadal la isticmaalay hub halis ah |
| ASSIGNEE | Qofkii lagu meeleeyay |
| ATTEST | Cadeeyay; Ka markhaati kacay |
| ATTORNEY | Qareen; looyar |
| ATTORNEY OF RECORD | Qareenka Diiwaanka ku jira; Qareen Diiwaan |
| AUTHENTICATE | Xaqiiji ; Cadday; sug |
| AUTO TAMPERING | Ku falaad baabuur; Kharibaad baabuur |
| BAIL | Damiin |
| BAIL BONDSMAN | Damiin dhige |
| BAIL HEARING | Dhegeysiga damaanadda |
| BAIL FORFEITURE | Lumista ama dhumista damiinta |
| BAIL REVIEW | Ku noqoshada damiinka |
| BAILIFF | Sarkaalka Maxkamadda |
| BANKRUPCY | Kicid; Masaluf |
| BATTERY, SPOUSAL | U gacan qaadka xaaska |
| BENCH (Judge or court) | Kursiga (Maxkamadda ama Xaakimka) |
| BEYOND A REASONABLE DOUBT | Shaki la’aan |
| BIAS | Eexasho |
| BODY ATTACHMENT | Xubnaha jirka |
| BOND | Curaar |
| BOOKED | La xiray |
| BOOKING | Xiritaan |
| BOOKMAKING | Diyaarinta khamaarka |
| BRANDISHING A WEAPON | La haliil hub |
| BREAKING AND ENTERING | Jabsasho iyo gelid |
| BREATHALIZER | Heerbeegaha khamradda/alkaladda |
| BRIBE | Laaluush |
| BRIEF (as written synopsis) | Guudmar; Soo koobid |
| BURDEN OF PROOF | Culeyska caddeynta |
| BURGLARY | Jabsasho Gurri |
| CALENDAR (Court’s) | Jadwalka Maxkamadda |
| CAPITAL CASE | Kiis qisaaseed |
| CAPITAL PUNISHMENT | Ciqaab qisaas ah |
| CASE | Kiis |
| CERTIFIED | La sharciyey; la ogolaaday |
| CHAIN OF CUSTODY | Sugidda cadeymaha |
| CHALLENGE (potential juror) | Erin, Ka erin |
| CHALLENGE FOR CAUSE | Erin sabab leh |
| CHAMBERS | Xafiiska Garsooraha/xaakimka/qaadiga |
| CHARGE | Ku oogid Dambi |
| CHILD MOLESTATION | Faraxumayn ilmo |
| CHILD SUPPORT | Masruufka ilmaha |
| CIRCUMSTANCES, AGGRAVATING | Xaalad, dembiga culeys ku kordhineysa; Xaalad, Culeysinaysa Dembiga |
| CIRCUMSTANCES, MITIGATING | Xaalad, dembiga khafiifineysa/fududaynaysa |
| CITATION | Eedayn ka timid sarkaal boolis ah |
| CIVIL ACTION | Dacwo madani ah |
| CLAIM (noun) | Sheegasho; Xaqsheegasho; Qaanabid;Qaansheegasho. |
| CLAIM (verb) | Sheego; qaansheego; qaanab |
| CLERK | Karaani Maxkamadeed |
| CLOSING STATEMENT | Weedha xiritaanka |
| COLLATERAL |
|
| COMMISSIONER | Gudoonwade |
| COMMIT (to perpetrate) | Fal dambi; samay dambi |
| COMMIT (to institutionalize) | Ku wareeji; ku xarey; ku xir |
| COMMITMENT | Ku wareejin; Ku xareyn; |
| COMMUNITY PROPERTY | Hantida Qoyska |
| COMPETENT | Awood xirfad leh; |
| COMPLAINT | Dacwo; Ashtako |
| COMPLY (as with Order of Court) | U hogaansan (amarka maxkamadda); Yeelidda;Adeecid |
| COMPOSITE DRAWING | Sawir Qiyaas ah
|
| CONFESSION | Qiraal; Qirasho |
| CONFISCATE | La wareeg si sharci waafaqsan |
| CONFLICT OF INTEREST | Dano is diidan |
| CONSPIRACY | Shirqool |
| CONSTITUTIONAL RIGHT | Xuquuq distoori ah |
| CONTEMPT OF COURT | Yasid Maxkamadda; Quursiga Maxkamadda |
| CONTINUANCE | Dib u dhigid |
| CONTROLLED SUBSTANCE | Daroogo |
| CONVICT (noun) | Dambiile, La xakume; Xukuman |
| CONVICT (verb) | Ku Xukun Dambi |
| CONVICTION | Ku Xukumaad Dambi |
| CORONER | Baaraha Rasmiga ah ee Dhimashadda |
| CORROBORATE | Taageeris; ku raacis |
| COUNSEL (noun) | Looyar; qareen |
| COUNSEL (verb) | Sharciga kala tali |
| COUNSEL TABLE | Miiska qareenka; Miiska La taliyaha Sharciga ah |
| COUNT (as numbered charge) | Tirada (dambiga qofka lagu soo oogay) |
| COUNTERCLAIM | Dacwadda ku lidka eedeeyaha |
| COUNTERFEITING | Been abuur (lacag, been abuur …) |
| COUNTY JAIL | Xabsiga Degmadda |
| COURT (STATE) | Maxkamadda (Gobol) |
| COURT (COUNTY) | Maxkamadda (Degmadda) |
| COURT (NIGHT) | Maxkamadda (Habeenka) |
| COURT (DISTRICT) | Maxkamad (Federaaliga ee Degmadda) |
| COURT (MUNICIPAL) | Maxkamad (Dawladda Hoose; Munishiibiyadda) |
| COURT (SUPERIOR) | Maxkamadda (Sare) |
| COURT (TRAFFIC) | Maxkamadda (Taraafikadda) |
| COURT-APPOINTED COUNSEL | Qareen Maxkamaddu Magcawday |
| COURT REPORTER | Weriyaha Maxkamadda |
| COURTROOM | Qolka Maxkamadda; Maxkamadda |
| CREDIBILITY | Aaminaad;Rumeysi mudan |
| CRIME | Dambi |
| CRIMINAL | Dambiileh |
| CRIMINAL RECORD | Diiwaan Dambi, Raadreeb dambi |
| CUSTODY (as incarceration) | Hayn; Xiritaan |
| DAMAGE | Khasaare; Magdaw |
| DEATH PENALTY | Ciqaabta qisaasta; Ciqaabta dilka |
| DEATH ROW | Qaybta Qisaas Sugayaasha ; Qaybta dil sugayaasha |
| DECREE (Order, Judgment) | Go’aan maxkamadeed |
| DEFENDANT | Eedaysane |
| DEFENSE (team of defendant & defense attorney) | Difaaca Wadajira; Kooxda difaaca |
| DEFENSE (evidence offered by accused in response of criminal charges) | Iskadifaac eedayn dambi |
| DEFENSE ATTORNEY | Qareenka Difaaca |
| DELIBERATION (of a jury) | Ka baaraandegga Go’aanka; Ka baaraandegidda Garsoorayaasha dadweynaha |
| DEPORTATION | Masaafuris; Dhoofin |
| DEPOSITION | Su’aal weydiinta qareenada |
| DEPUT Y D.A. (or prosecutor, or state’s attorney) | Ku-xigeenka xeer-ilaaliyaha degmadda (ama qareenka gobolka) |
| DETENTION | Xayiraad; Hayn |
| DISCOVERY | Habraaca War-Radinta |
| DISMISS | Tuurida kiiska |
| DISMISSAL (with prejudice) | Tuurid kiis (ka dambayn laheyn) |
| DISMISSAL (without prejudice) | Tuurid kiis (la soo celin karo) |
| DISORDERLY CONDUCT | Anshax xumo, dhaqan xumo |
| DISPOSITION | Go’aan maxkamadeed |
| DISSOLUTION | Furitaan; Kala tegid; Kala-tuur; Kala-dirid (shirkadaha) |
| DISTRICT ATTORNEY | Xeer-ilaaliyaha Degmadda; Qareenka Degmadda |
| DISTURBING THE PEACE | Khalkhalgelinta Dadweynaha |
| DIVERSION (as alternative program which may result in dismissal of charges) | Weecin |
| DIVORCE | Furiin |
| DOCKET | Galka kiisaska xaakimka |
| DOMESTIC VIOLENCE | Gacan ka hadal qoys; Xadgudub Qoys |
| DOUBLE JEOPARDY | mar labaad oogis/xukumid isla dambiga |
| DRIVING WHILE INTOXICATED | Wadida baabuur qofka oo sakhraan ah |
| DRUNK DRIVING | Wadida baabuur qofka oo sakhraan |
| DUE PROCESS | Hab-socodka sharciga oo suuban |
| EMBEZZLEMENT | Xatooyo |
| ENHANCEMENT (as factor that increases criminal penalty) | Kobcin; Kordhin |
| ENTER A PLEA | Sheeg qiraalka |
| ENTRAPMENT | Dabid; ku hogaamin dambi |
| EQUAL PROTECTION | U sinaan sharciga |
| EVICTION | Gurri ka saarid |
| EVIDENCE | Caddeyn; Markhaatifur |
| EVIDENCE, CIRCUMSTANTIAL | Markhaatifur, ugu dhowaansho |
| EVIDENCE, DIRECT | Markhaatifur, toos ah; Caddeyn, toos ah |
| EVIDENCE, PRIMAE FACIE | Caddeyn/Markhaatifur, aan dhamaystirnayn |
| EXAMINATION, CROSS | Suaalo weydiin qareenka kale |
| EXAMINATION, DIRECT | Suaalo Weydiin qareenkaaga |
| EXAMINATION, RE-CROSS | Suaalo Weydiin, mar labaad qareenka kale |
| EXAMINATION, RE-DIRECT | Suaalo weydiin, marlabaad qareenkaaga |
| EXHIBIT | Bandhigga Maxkamadda |
| EXHIBIT, PEOPLE’S | Bandhigga, dadweyne; Bandhigga, dawladda |
| EXHIBIT, STATE’S | Bandhigg, Dawladda |
| EXTRADITION | Taxaab |
| EXTORTION | Baad |
| EYEWITNESS | Goobjoog; Markhaati Goobjoog ah |
| FAILURE TO APPEAR | Ka baaqasho hor-imaadka maxkamadda |
| FAILURE TO COMPLY | Diidmo amar maxkamadeed; Ka baaqasho u hogaansiga maxkamadda |
| FAIR HEARING | Dhegaysi caadil ah; dheaysi hufan |
| FALSE IMPRISONMENT | Xarig sharci darro ah; xiritaan sharci darro ah |
| FELONY | Dambi culus; kabaa’ir |
| FIELD SOBRIETY TEST | Banaan ku Baarista Sakhradda |
| FILE (noun) | Galka; Fayl |
| FILE (verb) | Faylgarey |
| FINANCIAL REPONSIBILITY | Mas’uuliyadda Lacageed; Mas’uuliyad Maaliyadeed |
| FIND GUILT (verb) | Ku caddeyn dambi |
| FINDING | Go’aan, |
| FINE | Ganaax |
| FINGERPRINT | Faraqaadis |
| FIREARM | Qori |
| FOR THE RECORD | Diiwaanka ayaa iska leh |
| FORECLOSURE | Kala wareeg; Xaraash |
| FORFEIT | Lumiyay |
| FORGERY | Been abuur; foorjari |
| FOSTER CARE | Korin Caruur aadan dhalin |
| FRAUD | Khiyaamo |
| GAMBLING | Qamaarka |
| GARNISH | Ka qabsasho |
| GLUE SNIFFING | Siinsiga xabagta |
| GOOD CAUSE | Sabab Sharci ah; Sabab wanaagsan |
| GRAND JURY | Guurti Dadweyne |
| GRAND THEFT | Xatooyi Sare; Xatooyo Weyne |
| GROUNDS | Sababo |
| GUARDIANSHIP | Mas’uuliyad |
| GUILTY | Dambi qabid |
| HABEAS CORPUS | Habraaca maxkamad keenista |
| HANDCUFFS | Katiinadda |
| HARASSMENT | Dhibid |
| HEARING | Dhegaysi |
| HEARING, CONTESTED | Dhegeysi la iskaga soo horjeedo |
| HEARING, PRELIMINARY | Dhegaysiga horodhaciisa |
| HEARSAY | Ku tiri ku teen |
| HIT AND RUN | Ku dhufo ka carar |
| HOLDING CELL | Xabsiga Maxkamadda |
| HOMICIDE | Dil |
| ILLEGAL | Sharci darro |
| IMMUNITY | Gaashaan sharci ah; Badbaado sharci ah |
| IMPEACHMENT OF A WITNESS | Kashifida markhaatiga |
| INADMISSIBLE | Lama ogolaan karo |
| INCEST | Galmo qaraabo isu dhow |
| INCIDENT | Dhacdo |
| INCRIMINATE | Dambi u abuur |
| INDECENT EXPOSURE | Isqaawin |
| INDICTMENT | Dambi ku Eedayn |
| INDIGENT | Faqiir |
| INFORMANT | Jaajuus |
| INFORMANT, CONFIDENTIAL | Jaajuus, Qarsoodi |
| INFORMATION (as charges against a defendant) | Macluumaad |
| INJUNCTION | Joojin |
| INMATE | Maxbuus |
| INNOCENT UNTIL PROVEN GUILTY | Bari’ ilaa la cadeeyo |
| INTENT | Damac; niyad |
| INTERPRETER | Turjubaan; Turjumaan |
| INVESTIGATION | Baaritaan |
| JAIL | Xabsi |
| JOIN (to concur) | Ku raac |
| JOYRIDING | Kaxaysi baabuur aadan lahayn |
| JUDGE | Xaakim; Qaadi; Garsoore |
| JUDGMENT | Go’aan |
| JURISDICTION | Xadka awood sharciga |
| JUROR | Garsoore dadweyne |
| JUROR, ALTERNATE | Garsoore dadweyne xubin sugi ah |
| JURY | |
| JURY, HUNG | Garsooryaal Dadweyne oo ismari waayey |
| JURY BOX | Fadhiga Garsooryaasha dadweyne |
| JURY FOREMAN | Madaxa Garsooraha dadweynaha; Kaabaha Garsooraha dadweynaha |
| JURY TRIAL | Dacwadda ay dhegaysteen garsooryaasha dadweyne |
| JUVENILE | Dhalinyaro |
| JUVENILE HALL | Guriga Dhaliyarradda |
| KIDNAPPING | Afduub; Qafaalasho |
| LARCENY | Xatooyo |
| LAWSUIT | Dacwo |
| LEADING QUESTION | Suaal ku hogaaminaysa |
| LEASE | Heshiis guri; kontaraad |
| LEWD CONDUCT | Falaad xumo, saqajaanimo |
| LIABILITY | Mas’uuliyadda Sharci ah |
| LIBEL | Cay qoraal ah |
| LICENSE NUMBER (OR TAG NUMBER, AS ON A VEHICLE) | Taargadda |
| LIE DETECTOR | Been baaraha; Been beega; Been Sooraha |
| LIFE IMPRISONMENT | Xabsi daa’im; Cumri Xarig |
| LINE-UP | Saf; Saf joojin |
| LITIGATION | Dacwo |
| LOITERING | War-wareeg |
| LYNCHING | Daldalaad sharci daro ah |
| MALICE | Xaasidnimo kas ah; cadownimo kas ah |
| MALICIOUS MISCHIEF | Edebxumo xaasidnimo keentay |
| MALPRACTICE | Farsamo Xumo |
| MANSLAUGHTER | Dil |
| MANSLAUGHTER, INVOLUNTARY | Dil aan loo fiirsan |
| MANSLAUGHTER, VOLUNTARY | Dil sabab leh |
| MATERIAL (as “material” in this case) | Muhiim u ah; Asaasi |
| MATERIAL WITNESS | Markhaati Muhiim ah |
| MATERIAL EVIDENCE | Markhaatifur Muhiim ah |
| MAYHEM | Xasuuq |
| MENTAL HEALTH | Caafimaadka maskaxadda |
| MIRANDA RIGHTS | Xuquuqda Mirandaha |
| MIRANDA WARNING | Digidda Mirandaha |
| MISDEMEANOR | Dembi fudud |
| MISTRIAL | Dacwad la tuuray, Dacwo baab’day |
| MODIFICATION | Bedelaad; La bedelay,
Dib u habeyn |
| MOTION (A petition for a ruling) | Codsi |
| MOTION DENIED | Codsi la diiday |
| MOTION GRANTED | Codsi la aqbalay; ogolaaday |
| MOTION TO EXCLUDE | Codsi ka saaris |
| MUG SHOT | Sawir madaxa |
| MURDER | Dil laga fiirsaday |
| NEGLIGENCE | Taxarla’aan |
| NOT GUITLY | Dambi la’aan |
| NULL AND VOID | Waxba kama jiraan |
| OATH | Dhaar |
| OBJECT (verb) | Diid |
| OBJECTION (Formal protestation to the other’s party assertion or evidence) | Diidmo |
| OBJECTION OVERRULED | Diidmadii waa la diiday |
| OBJECTION SUSTAINED | Diidmadii waa la aqbalay |
| OFFENDER | Dambiile |
| OFFENSE (Violation of law) | Dambi; Ku xadgudub sharciga |
| OFFER OF PROOF | Soo jeedin caddeyn; |
| OPENING STATEMENT | Weedha furitaanka |
| ORAL COPULATION, FORCED | Galmada ama Wasmadda Afka oo khasab ah |
| ORDER, COURT | Amar Maxkamadeed |
| ORDINANCE | Sharciga Dawladda hoose |
| OVERRULE | Diidmo |
| OVER ACT | Ka badbadin |
| PANDERING | Daba dhaq, kaba leefid |
| PARALEGAL | Kalkaaliyaha qareenka |
| PAROLE | Siidayn ku salaysan ka waantibid dambi; Siideyn waqtigii oon la gaarin. |
| PARTY (Plaintiff, e.g. People, State, or defendant) | Qayb |
| PATERNITY | Sugidda Aabanimada |
| PENALTY | Ciqaab |
| PENALTY ASSESSMENT | Qiyaasida Ciqaabta |
| PENDING | Laalan, La sugayo |
| PENITENTIARY | Xabsi |
| PEOPLE (PROSECUTION) | Dadweynaha (Xeer ilaalinta) |
| PEREMTORARY CHALLENGE | Ka saarida garsooraha dadweyaha sabab la’aan |
| PERJURY | Maxkamad been ka hor sheeg |
| PERMANENT RESIDENT | Degane Rasmi ah |
| PERSONAL (OWN) RECOGNIZANCE | Garashadiisa shakhsiga ah |
| PETITION (noun: Formal request for an order)
(verb: Ask, request) |
Codsi
Codsi |
| PETTY THEFT | Tuugo yar |
| PIMPING | Rufiyaan, Fataal |
| PLAINTIFF | Dacwo bilaabe |
| PLEA (defendant’s “guilty” or “not guilty” answer to a charge) | Qiraal |
| PLEA BARGAIN | Ku gorgortan qiraal |
| PLEADINGS (Formal written statement of position) | Qoraallada qiraalka |
| POINTS AND AUTHORITIES | Qodobadda iyo Saleynta/naska/marjaca |
| POLYGRAPH | Been qiyaase |
| POSSESSION OF DRUGS | Haysashadda Daroogadda |
| POSTPONEMENT | Dib u dhig |
| PRE-SENTENCE REPORT | Warbixinta ka horaysa xukun ridka |
| PREJUDICE (Bias or preconceived opinion) | Cuqdad, Eex |
| PREPONDERANCE OF EVIDENCE | Culeyska Cadeynta Fudud |
| PRESUMPTION OF INNOCENCE | Aaminsanaanta barinimada |
| PRETRIAL CONFERENCE | Shir maxkamad ka hor |
| PRETRIAL RELEASE | Siideyn maxkamadda ka hor |
| PRIORABLE OFFENSE | Dambi ciqaabtiisa koreyso haddii mar kale lagu noqdo |
| PRIORS | Dambi hore loo sameeyey |
| PRISON | Xabsi, jeel |
| PRIVILEGE | Mudnaan gaar; sed burin |
| PRO PER | Isdhifaac shakhsi ah |
| PROBABLE CAUSE | Sabab suurtagal ah |
| PROBATION | Tijaabo dembiile |
| PROBATION, FORMAL | Tijaabo dembiile oo rasmi ah |
| PROBATION, SUMMARY | tijaabadda dembiilayaasha |
| PROBATION, DEPARTMENT | Waaxda, tijaabinta dembiilayaasha |
| PROBATION OFFICER | Sarkaalka tijaabinta dembiilayaasha |
| PROOF (Evidence convincing to the judge or jury) | Caddeyn |
| PRO SE | Isdhifaac shakhsi ah |
| PROSECUTION | Xeer ilaalinta |
| PROSECUTOR | Xeer ilaaliye |
| PROSTITUTION | Dhilaysi; dhilanimo |
| PUBLIC DEFENDER (P.D) | Difaacaha dadweynaha; Xeer ilaaliyaha |
| QUASH | Tirtir; beenay;n jooji |
| RAP SHEET | Warqadda raadreebka dembiyadda |
| RAPE | Kufsi |
| RAPE, STATUTORY | Kufsi xeereed |
| RAPE IN CONCERT | Kufsi lamaaneysan/ Kufsi wadar loo sameeyey |
| REASONABLE DOUBT, BEYON A | Shaki la’an |
| REBUTTAL | Diiday in ay runtahay; beeneeyay; Iska difaac |
| RECKLESS DRIVING | Wadid baabuur oo qeyrul mas’uul ah |
| REGULATION | Xeerayn; xeer |
| RELEASE OF INFORMATION | Fidin macluumaad |
| RELINQUISHMENT | Iska dhiibid mas’uuliyadda |
| REMAND (To end back) | Celin |
| REMEDY (Legal compensation for a wrong) | Qaancelin; xaqsoor |
| REPORT
1.( noun: Formal account of facts or information) 2. (verb: To state) |
Warbixin
Ka warbixi |
| RESPONDENT | Ka jawaabaha abiilka/rafcaanka |
| RESTITUTION | Cawidcelin; khasaara celin; u celin wixii ka lumay |
| RESTRAINING ORDER | Amar xakamaynaya qofka |
| REVOKE | Tirtir; Ka noqo |
| RIGHTS, CONSTITUTIONAL | Xuquuq, Distoori ah |
| ROBBERY | Boob; Dhac |
| RULE (To decide) | Xukun; Xukun ku rid |
| SEARCH AND SEIZURE | Baar oo qabso, Baar oo kala wareeg si sharci ah |
| SELF-DEFENSE | Is-difaac |
| SELF-INCRIMINATION | Isku-markhaatifur; isku dembisheeg |
| SENTENCE (Punishment) | Ku rid xukun; Ku xukun ciqaab; xukun |
| SENTENCE, CONCURRENT | Muddo Xiritaan is barbar socota |
| SENTENCE, CONSECUTIVE | Mudo Xiritaan oo xiriir ah; Muddo xiritaan, oo kala dambeysa |
| SENTENCE, SUSPENDED | Mudada xiritaanka la hakiyey |
| SENTENCING | Xukun ku ridid, U cayimida mudada/waqtiga xiritaanka |
| SEPARATION (Husband and wife’s cessation of residing together) | Kala –maqnaansho (laba isqaba) |
| SERVE A SENTENCE | Dhameystay waqtigii xiritaanka |
| SETTLEMENT (Compromise agreement between parties) | Heeshiis dhexdhexaadin ku yimid |
| SEXUAL MOLESTATION | Faraxumeyn galmo la xiriirta |
| SHERIFF | Sheerifowga; sarkaalka nabadda |
| SLANDER | Cambaareyn afka; cay |
| SODOMY | Khaniisnimo; |
| STATEMENT, CLOSING | Weedha xiritaanka |
| STATEMENT, OPENING | Weedha furitaanka |
| STATUTE | Xeer; qodob Sharciga ah |
| STATUTE OF LIMITATION | Koobnaanta waqtiga xaqa |
| STATUTORY RAPE | Kufsi Xeer; |
| STAY (noun: A delay) | Dib u dhigay Amar/Xukun Maxkamadeed |
| STAY (verb: To put off) | Joojin Amar/Xukun Maxkamadeed |
| STIPULATE | Ogolow |
| STRAIGHT TIME | Waqti isku furan |
| STRIKE | Tuur; Ka tuur |
| SUBMIT (To present to the court, e.g. evidence) | Hor dhig |
| SUBPOENA | U yeeris maxkamadeed |
| SUE | Ashtakee |
| SUIT | Ashtako |
| SUSPECT | Eedeysani |
| SUSTAIN | Ogolow |
| SWEARE (To declare under oath) | Ku dhaaro |
| TESTIFY | Ka markhaatikac |
| TESTIMONY | Markhaatikac; Markhaatifur |
| THEFT | Xadid; tuugo, xatooyo |
| THE RECORD | Diiwaanka; Raadreebka; |
| TIME SERVED | Waqtiga qofka uu xirnaa, Waqta uu xirnaa; Waqtiga ay xirnayd |
| TORT | Dambi madani ah |
| TRAFFIC VIOLATION | Ku xadgudubka sharciyadda taraafikada inka |
| TRAIL | Raadraaca (makhaatifurka), dabaraac |
| TRANSCRIPT | Qoraalka maxkamadda |
| TRESPASSNG | Ku xadgudub meesha qof kale; gelid sharci daro ah |
| TRIAL | Maxkamad; kiiska |
| TRIAL, COURT/BENCH | Maxkamada xaakimka |
| TRIAL, JURY | Maxkamad Garsooryaal dadweyne |
| TRIAL, SPEEDY | Maxkamad la dedejiyay |
| UNCONSTITUTIONAL | Aan Distoori ahayn |
| UNDER COVER | Dharcad |
| UNDER OATH | Dhaar Qabaha; Dhaarsan |
| UNEMPLOYMENT | Shaqo la’an |
| UNLAWFUL, DETAINER | Dacwadda jebinta heshiiska kiraysiga guri |
| VACATE (To cancel) | Tirtir |
| VAGRANCY | Derbiderbi; Ciyaal suuqnimo; Darbi jiif |
| VANDALISM | Khasaare geesasho |
| VENUE | Meesha |
| VERDICT | Go’aan |
| VICTIM | Dhibane |
| VIOLATION | Ku xadgudub Sharciga; Jebinta Sharciga |
| VISITATION (Right of parents to spend time with minor children) | Xuquuqda soo booqashadda; Soo eegida |
| VOIR DIRE | Habraaca dhismaha garsoorayaal dadweyne |
| WAIVE | Ka Tanaasul |
| WAIVER OF RIGHTS | Ka Tanaasulid xuquuqda |
| WARRANT | Waaran |
| WARRANT, ARREST | Waaran, qabasho |
| WARRANT, SEARCH | Waaran, baaris ah/fatishaad |
| WEAPON | Hub |
| WEAPON, CONCEALED | Hub Qarsoon |
| WEAPON, DEADLY | Hub Halis ah; Hub khatar ah |
| WEIGHT OF THE EVIDENCE | Culeyska Caddeynta |
| WITNESS | Markhaati |
| WITNESS, DEFENSE | Markhaatiga Difaaca |
| WITNESS, EXPERT | Markhaati xeeldheere ah |
| WITNESS, HOSTILE | Markhaati lid ah |
| WITNESS, MATERIAL | Marhaati muhiim ah |
| WITNESS PROSECUTION | Markhaatiga Xeerilaalinta; Markhaatiga dadweynaha |
| WITNESS STAND | Meesha Markhaatiga |
| WORK FURLOUGH | U fasax siin shaqo |
| WORK RELEASE | U siideyn shaqo khas |
| WRIT | Amar qoraal ah |
| YOUR HONOR | Xaakimka sharafta leh |
Glossary of Terms for Somali Examination – Download [Optimized PDF]
Glossary of Terms for Somali Examination – Download